
Su'aalaha inta badan la isweydiiyo

Ma samayn karaa qorshe carruureed anigoo aan maxkamad tegin?

Xallinta Khilaafaadka Qoyska (dhexdhexaadin)

Sidee maxkamaddu u gaarto go'aannada ku saabsan caruurta?

Sidee ayay maxkamaddu u tixgelisaa rabshadaha guriga iyo qoyska?

Waa maxay Garsoore Carruur Madax-bannaan ah?

Ma samayn karaa qorshe carruureed marka jiro Amar Rabshadaha Guriga?

Sidee u shaqeeyaa waqtiga la kormeero ee caruurta?

Ma wareegi karaa caruurta oo aan ku socdo?

Maxaan sameyn karaa haddii waalidka kale uusan soo celin ilmahayaga?

Waan ka baqayaa in ilmeyheyga la qaado dibadda iyada oo aan ogolaansho aan siinayn

Maxaa dhaca haddii waalid aan raacin Amarada Dhallaanka?
