
Sidee u shaqeeyaa nidaamka sharciga qoyska?

Habaynta carruurta
Sida maxkamaddu u go'aansato, sameynta dhexdhexaadinta, waa maxay ICL & wax kale
Furashada guurka iyo kala soocidda

Qaybinta hantida ka dib markii aad kala tagto

Waa maxay daryeelka xaaska ama qofka la nool yahay?

Sidee aan u heli karaa taageerada carruurta?

Waxaan ka cabsadaa badbaadadayda maxkamadda – maxaan samayn karaa?
Helitaanka qorshaha badbaadada, sirnaynta cinwaankaaga & bixinta markhaatiga